Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

Wiil soomaaliyeed oo sawir gacameed yaab leh ka sameeyay  MD Turkey Erdogan iyo masuuliin kale.

Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan
Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

sawirka ayaa ah mid loo maleeyo in Camera lagu sawiray.

sawirka  wiilka wuxuu u adeegsaday qalabka caadiga oo lagu sawiro sawirada gacmeed.

Marka laga hadlo farshannimada waa arrin dadka ay ku kala duwan yihiin dad waxaa jira dad maskax u haya inay qof toos ah sawiraan waana mowhibo qofka ku dhalanayo inuu qaabayn karo waxna sawiri karo, waxaa kaloo uu u kordhin karaa mowhibada sawirka barashada haddii uu barto, Hadda caalamka dugsiyo ayaa jira dadka lagu baro  sawirka.

Axaaiis ayaa jira sawirka reebtay culimada sawirka guud ahaan way isku khilaafeen qaar sawirka gacanta way reebeen qaarna waxay oggolaadeen sawir aan dhammaystirnayn.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More