Site icon Daruur درور

Wiil Soomaali oo diyaarad sameeyay

Wiil Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay diyaarad uu gacantiisa ku sameeyay

Diyaarad nooca dagaalka ah oo lagu sameeyay Cadaado ayaa lasoo bandhigay, waxaana meesha joogay dad badan

Diyaaradan oo loogu magacdaray Somali Air Force ayaa waxaa sameeyay Axmed Cumar Sahal waxuuna sheegay inuu u hibeyn doono ciidamada difaaca cirka Somaliya.Diyaarad ciidan soomaali

Diyaarad ciidan soomaali
Diyaarad cusub somali
diyaarad dagaal somaliyeed
Diyaarad somali
Diyaarad uu sameeyay qof soomaali
Diyaarad somali ciidan

Waa markii u horeysay oo diyaarad lagu sameeyo Cadaado hada sidee u aragtaa.

wiilkan oo dad badan ay ku jeesjeeseen marka lagu soo bandhigay diyaaraddan baraha bulshada.

ma aha in lagu jeesjeeso, adduunka farsamada sidaas ayay ku bilaabay, waxaa laga rabaa dadka inay ku dhiirragaliyaan ninkan.

 

Turkey oo si fiican u qaabishay Guuleed wiilka diyaaradda sameeyay

 

Video oo diyaaradda muujinaya

 

 

Exit mobile version