Site icon Daruur درور

Webyo Google oo kale ah wax gaar ah laga dhex raadin karo

Dadka wax ka baara internetka kaliya waxay inta badan wax ka baaraan webka Google, laakin waxaa jira webyo si khaas wax looga baari karo gaar ahaan buugaagta iyo qoraallada aqoonta ku salaysan.

Webyo Google oo kale ah wax gaar ah laga dhex raadin karo
Webyo Google oo kale ah wax gaar ah laga dhex raadin karo

Halkaan ayaad ka heli kartaa webyada ugu caansan oo sida google u shaqeeyo laakin baaritaan ahaan ka duwan:

https://www.refseek.com/

https://www.worldcat.org

https://link.springer.com/

http://bioline.org.br/

https://ethos.bl.uk/

http://repec.org/

https://www.science.gov/

Exit mobile version