Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo
Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo
Su’aasha:
Ma garanaysaan walaalayaal wabsite aan xisaab kaga shaqeeyo Si aan u hubiyo inay sax tahay iyo inay khalad tahay mahadsanidinn
![Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo](https://daruur.com/wp-content/uploads/Webka-ugu-fiican-oo-xisaabta-math-ka-lagu-xallin-karo-300x162.jpg)
Jawaabta:
Waxaan filayaa webkan inuu arrintaas kaa caawin karo waa website xisaabta kaliya loogu talagalay xisaabta math
Wuxuu leeyahay database aad u ballaaran oo laga yaabo inay ku jiraan dhammaan jawaabaha xisaabta oo maskaxda kusoo dhici karo waana webka ugu fiican ay ka faa’idaystaan ardayda caalamka ee xisaabta barata.