Web Somali ma arkin oo ka hadlaya mas’aladas way dhici kartaa inuu jiro

Su’aasha:

Asc wrx wbrt
Waa mahadsantihin
2 webstite
Aa i siiseen
Waan fahmay
Balsa waaridka aya fahmen
Balsa waxan u baahneen
Somali asoo ah ama
Webstite Somalia ah
Asc wrx wbrt

Web Somali ma arkin oo ka hadlaya mas'aladas way dhici kartaa inuu jiro
Web Somali ma arkin oo ka hadlaya mas’aladas way dhici kartaa inuu jiro

Jawaabta:

Walaal waxaa kuu fiican waalidka inaad u sheegto inay u tagaan dad culimo soomaali ah oo toos ugu sheegaya mas’alada siday tahay, aniga web soomaali kuma arag oo ka hadalaya way dhici kartaa inuu jiro laakin anigu ma aanan arag.

Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More