Site icon Daruur درور

Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka

Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka

Geedka tiinka loo yaqaano carabigana التين الشوكي ingiriiskana  Opuntia ficus-indica ama the Indian fig opuntia ama fig opuntia ama prickly pear waa geed meelo badan ka baxo waxaa ka mid ah meelaha uu ka baxo soomaaliya.

Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka
Waxtarka caafimaad uu leeyahay tiin qodaxeedka
Tiin qodaxeedka Soomaali ka baxo
Tiin qodaxeedka Soomaali ka baxo

Geedka tiinka wuxuu leeyahay faa’idooyin badan xagga caafimaadka marka lasoo koobo waxaa ka mid ah:
Xoojinta isdifaaca jirka, daraasooyin badan ayaa lagu ogaaday tiinka qodaxda leh inuu jirka siiyo isdifaac adag wuxuu wataa vitamin C, sidoo kale wuxuu dhisaa murqaha iyo lafaha jirka.
Waxaa kaloo uu xoojiyaa ilkaha wuxuu u roon yahay dheefshiidka caloolfadhiga ayuu daawo u yahay iyo dibirka caloosha sidoo kale gaastariga, waxaa kaloo la sheegay inuu wadnaha daawo u yahay, sidoo kale wuu ka hortagaa kansarka sida ay sheegeen cilmibaareyaal badan.
leeyahay faa’idooyin aad u badan oo aanan halkan ku xusin.

Dadka soomaalida badankooda ma qeemeeyaan mana cunaan waxaa laga yaabaa ciyaalka inay cayaar ahaan u cunaan xaafadaha qaar ama gobolada qaar.

Waliba midka soomaali laga helo aad buu u fiican yahay xagga dhadhanka waana guduud waxaa laga sameyn karaa cabitaan macaan badan.

 

Saliid Saytuunka Alaabta Raga Ma Waynaysaa

The fig tree known in Arabic as التين الشوكي in English Opuntia ficus-indica or the Indian fig opuntia or fig opuntia or prickly pear is a plant that grows in many places including the areas where it grows in Somalia.
The fig tree has many health benefits in terms of including:
Strengthening body self-defense, many studies have found the barbed iinka to give the body a strong immunity carries vitamin C, and also builds muscle and bones in the body.
It also strengthens the teeth and is good for digestion of the stomach it is a cure for the stomach and the abdominal diarrhea as well as gastric gas, it is also said to be a cure for the heart, it also prevents cancer according to many researchers.
has so many advantages that I have not mentioned here.

Most Somalis do not eat or eat, but they may play in some neighborhoods or regions.

However, the one found in Somali is very good in terms of taste and purple can be made from a sweet drink.

Exit mobile version