Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo
Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo
Riyada:
Sheikh marwo ayaan ahay waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal ninkaaga aad la gali doonto waxyna u eg tahay
adiga inaad ku xadgudbayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii dhib gurigaaga ku keenaya.
The dream describes an argument and a fight with your husband and it looks like
If you are violating it, you are required to avoid anything that causes harm to your home.