Waxan Ku riyooday qof arqinayo quran
Su’aasha:
Asc gudomiye : waxan Ku riyooday iyado mid aan Sxbo nahay u I imaday albanka markaan furay waxaan maqlay qol dariskeyga ah oo nin Ethiopian Muslim ah uu quran aqrinayo markas ayaan Ku iri kii iso salamayay re iso boqdey oo ninkaan quranka wuuu yaqaanaa arka ninkas qoranka aqrinayona daris.
