Site icon Daruur درور

Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay oo lasiiyay markii lasiiyyay waxan laha waa loo dadab galiyay markiiba uur bay yeelatay iyadoo xaamila ah oon leeyay inmoyar weeye ilahayow u fududee foosha ninkiina uu sucuudigii kulaabatay waxan ku dhahay bishii maxuu kuusooo diraa say tiri 150 dollar wll maxy noqon kartaa.

Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay
Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal degdeg ah oo lasoo gudboonaan doono gabadhaas waana riyo fiican, waxaa kaloo dhici karta adiga sidoo kale in noloshaada isbadal lasoo gudboonaado, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa isbaddal degdeg ah.

Exit mobile version