Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso
Su’aasha:
asc wr wb walalaha ad baad u mahad san tihiin shaqada aad bulshada u hsysaan waxaan ku riyooday gabar walaashay dhashay baan suuqa isku raacnay hooyaded bay suuq ku arkin way na iga hareysaa kaligay baa xaafada soo adaya tuug baa iso ceyrsanaya guri qabyo ah baan ku dhuuman wuu i wayn markaas baa dad baa ii imanaya oo iga soo saraya mesha gabadhaas iyo hooyadeed iskumaa ficnin maxay riyadan.
