Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Su’aasha:

Asc gudomiye sidad I fartay xalay salatul istiqarah Ayan dukaday waxan Ku riyooday madaxwynihi hore ee marekanka Donald trump waxan arkay asago laba nin oo madow ah eey dhincihisa taganyihin ay wada hadlayaan aniga Aya so ah ag istagay waxan salamay nimanki la tagna Madonna asaga ayan Ku iri wan Ku garanaya Waxad tahay Donal trump oo YouTube ban Ka firsaday waa uu dhoola cadeyayay kabdin waxan arkay dad keen ugu Jira Cunto ee bariis lasinayo waxan kale on arkay aniga iyo nin sxbkey ah oo daaqada Ka firsnaayno dad Guur u dabaldagaayo ee gawari badan iyo dad Lugeynayo balsa wacay ahayn Ethiopian waxan kale on arkay anigo joga dukan we donayo ice cream waxan kale on arkay bisado yaryar ee lugta IGA dhahay an fujinayo bisadahas ma ahayn kuwo soconkaro wayo way yarayen anan wan Ka fujiyay lugtayda runti Wana Iska jeclahay bisadaha.

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump
Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashruuca aad ku jirto inaad ku guulaysanaysid madaxweynaha maraykanka hore Donald Trump wuxuu ahaa nin ganacsade weyn oo ka dhaxlayay aabbihiisa wuxuu lahaa shirkado waaweyn aragtida aad aragtay waxay xiriir la leedahay mashruuca ganacsi aad wadato, sidoo kale Trump wuxuu noqday madaxweynaha dowladda ugu xoogga badneyd muddo dheer oo ah maraykanka taas waxay tilmaamaysaa in aad noqon doonto qof awood ku leh bulshada, waxyaalaha kale aad aragtay isla xaalkaaga ayay tilmaamayaan wixii kula soo gudboonaanaya nolosha, dad badan aad wax u qaban doonto dad kugu dhegi doono oo wax ku weydiisanaya iwm.

 

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin

 

The dream describes the project you are in to succeed the former president Of this country

Donald Trump was a great businessman who inherited from his father

he had big companies the vision you saw is related to the business project you have,

also Trump has become the strongest president of the government in a long time through this country

which indicates that you will be a powerful person in society,

Other things you have seen in the same situation describe what is going on in life,

many people you will do something for people who will stick to you and ask you, etc.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More