Site icon Daruur درور

Waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato

Su’aasha:

Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato waan ka lexday markas ayuu qoslaya wuxu iso jediye mobilkisa video aniga iyo gabar familkeya ka mid eh iyo sawirkeyga ninki hadalka ayan u jilciyay daaqada ayuu mobilka iga tusayay mobilkii ayan xoog uga dafay asne wuu so orday asagoo guriga uso ordayo waan remove gareyay video gii sawir kiine wuu igu adkaaday ina tuuro lkn ugu danben wan ka remove garey.

Wllo riyadu hade xuntahay hay fisirin please🙏

Waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato
Waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato

Jawaabta:

Riyada waa diginiin kugu wajahan iska ilaali in sawir lagaa qaado samanka wuu hallaabay, kaliya ma aha sawirka wax kaa qaadi karo nin, waxaa sidoo kale kaa qaadi karto gabar, marka riyada waxay tilmaamaysaa fadeexo iyo ceeb aad ku dhici karto haddaadan iska ilaalinin oodan taxdar qabin.

Exit mobile version