Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo

Riyada:

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo wan kor imi hadana wa sii socde anigo oynaayo melban fadhiste dad mesha fadhiyen baa dhecen mexe la oynesa gbadha mrks dadki baa dhahayo abaheed baa dhintay sas bey u oynesa kadib guriga aya lagu asaay abo ano sidi u oynaayo mrki la asay kadib aya wxa leeyahay abbe halaga so saaro qabriga meshan guri waye in hadhow la fago laga yaaba aan qabuuraha halka ah ku duugno. Xiliga riyada Waa salaad subax kadib

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo
Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu u baahan yahay duco waxaa la idinka rabaa inaad u duceysaan mar walba

quraan u akhri u duceey markaad salaadda waajibka tukato

 

Riyada geerida aabaha

 

The dream indicates that your father needs prayers you are required to pray for him always

Recite the Qur’an and pray when you pray.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More