Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay

Su’aasha:

asc wll ifasir riyadan Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay gacantana waxan ku sitey cunto bisil oon laha weynu cuneynaa kadib wa socdey cabar socdey geedba i qabsadey wan dhibtoodey kadib hablo mesha joogay ba iga furfurey kadib sidiban socodki isakaga watey walasheydi an xamnbarsana ma isu bedeshey inanyaro qurux badsn marada markan ka qadey mise wa cunug yar hadan riyda kuma daremin iney isbedeshy kadib waxn dhexsocdey magalo an kaso guureney xafad kamida waxn usoconey madarsad an dhignjirey inanta yar wey hadleysey waxn isu ogeyn inan mederasada tagno intan socdeyna wey hurudey aniguna sadex cuno sitey meel isugu geyn marki danbe intan wadad scdey waxn ku qaldey wado kle oo meel waxlagu dhigto kamida kadib islaan ama gabadh weyn ba ul igu dhufatey kadib kudhahy umasocdo halase igada.

Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay
Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhib la kulmi doonto wuxuuna xiriir la leeyahay dhibkaas walaashaada oo ayna aad kuugu baahnaan doonto oo adiga ay kugu tiirsanaan doonto waxay tilmaamaysaa sidoo kale isbadal aad gali doontaan adiga iyo walaashaada, taasna dhib ayaad kala kulmi doontaa dhinaca dadka laakin khayr iyo wanaag ayaad heli doontaan.

رؤية الطفل تدل على الخير الوفير والنعم والخيرات التي سيحصل عليها الحالم في القريب العاجل، رؤية الأطفال بالحلم تدل على الفرح والسعادة، وكذلك أن هناك نوع من التسهيل والتيسير في كل ما يفعله الرائي، حيث تعبر عن القضاء على الهموم،

Ilmaha oo la arko waxa ay ka dhigan tahay wanaag badan, barako iyo fadli badan oo uu  qofka heli doono mustaqbalka dhow, in riyada carruurta lagu arko waxa ay ka dhigan tahay farxad iyo raynrayn, iyo sidoo kale in ay jirto nooc fududayn iyo sahlid wax kasta oo uu arkaba sameeyo, sida ay tahay. waxay muujisaa ciribtirka welwelka.

Fasirka Riyada Ilmaha Yar

Riyada Walaashay Oo Mareykanka U Safri Rabta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More