Site icon Daruur درور

Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay

Su’aasha:

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waan ku salamay adiga iyo akhristaha
Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay xaqiqdi riyadan mahan qayali wa run kadib hoyadiisa ayey igu qeylisay waxeyna modaa inan ku riday god ka aadka u weyn anigana aad baan u cabsasay wax walbo wey udhamaden isdhahy saxibkagana god adan ku ridin ayaa lagu heysta wax an sameyo ayan waye kadib hoyadisa niyada ayan udajiyey oo waxan ku dhahay isdaji wilkaga wuu ka sobaxaya godka ha welwalin hana cans and kadib waxan ku dhahy waxan ku aqrinaya quran waxana bilaway inan ku aqriyo quran anigoo aad u baqaya sidan uwaday aqriska quranka wuu ka sobaxaya godka dheer hoyadisana wey farxday anigana aad ban u farxay kadib riyada kadib markan sokacy waxn maqlay aqbar fican aan mar kasta ku haminayey riyadan miyey micneyeyneysa mise micno kale ayeey micneyeyneysa ii sojawab fadlan allah ku barakeyo Mahadsanid.

Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay
Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay

Jawaabta:

WCW Riyada waxay tilmaamaysaa dhib inuu qabsan doono qofka godka ku dhacay dhibkaasna wuxuu kagaga badbaadi karaa quraanka, riyada waxay tusinaysaa inuu yahay quraanka wiixii qofkaas uu uga badbaadi lahaa dhibaatooyinka qabsan doonaan, quraanka ha akhristo oo Ilaahay ha u dhowaado hadduu rabo inuu wanaag helo xumaantana ka badbaado.

 

Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

(الحفائر) دالة على المكر والخداع والشباك ودور الزناة والسجون والقيود والمرصد وأمثال ذلك وأصل ذلك ما يحفر للسباع من الربى لتصاد فيها إذا سقطت إليها والمطمورة ربما دلت على الأم الكافلة الحاملة المربية لأنّ قوت الطفل في بطن أمه مكنوز بمنزلة الطعام في المطمورة يقتات منه صاحبه شيئاً بعد شئ حتى يفرغ أو يستغني عنه بغيره وربما دلت المجهولة على رحبة الطعام وجرت فيما تجري الحفائر فيه لأنّها ‌حفرة فمن رأى مطمورة انهدمت أو ارتدمت فإن كانت أمه عليلة هلكت وإن كانت عنده حامل خلصت وردم قبرها لأنّ قبر الحامل مفتوح إلا أن يأتي في الرؤيا ما يؤكد موتها فيكون ذلك دفنها وإذا لم يكن شئ من ذلك فانظر فإن كان عنده طعام فيها في اليقظة باعه

Exit mobile version