Site icon Daruur درور

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Riyada:

Ninba hada ka hor ganasi na dhexmaray waxu qatay wax uusan xaq u lahayn waxan Ku riyoday asiga iyo nin kale iyo ani o wada fadhino iyo anigo dhahaayo ha ola Hadlin la shekeso ninkan asa sxb tijIbe iyo ani dhahay ma ilowday waxad Samaysay hada ka hor waxan kale on iri qofki wax yar bixinayo wax wayna ma bixiyo qofki wax yar xadana wax wayn wuu cadi ano u jaakiraayo inu iso Dhawado ama ila hadlo

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay
Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Fasirka:

Waxaan filayaa riyooyinka badankooda waxay kaaga digayeen in lagu siro ama lagu khiyaano inuu jiro qof is qarinaya, riyadan iyadana waxay noqon kartaa mid kuwaas la mid ah waa digiin, guud ahaan taxdar ka qab ninkaas ku khiyaanay mar hore iska ilaali.

 

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

I expect most dreams have warned you to be secreted or deceived that there is someone hiding, and this dream can be the same as these is a warning, generally be careful of that man who deceived you be careful be careful.

 

أتوقع أن معظم الأحلام قد حذرتك من أن تكون مخفيا أو مخدوعا بأن هناك شخصا مختبئا ،

وهذا الحلم يمكن أن يكون هو نفسه تحذير ، بشكل عام كن حذرا من ذلك الرجل الذي خدعك بالفعل كن حذرا.

 

 

Exit mobile version