Asc waxan ahay gabar an weli la guursan waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo hadana an leyahy mid qurxoon aya iso baxay. Maskaxdayday wayka bixi wayse sheeq ayan arkay leh riyo hadad ku riyoto naaskaga o goay misna dhulka kudhacay fasirkeda ha radinin lkn aniga igama dhicin xabadkayga ayan ku ag haaye pls is fasir shukran.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto mashaakil la xiriira xagga guurka iyo nolosha mustaqbalka, naasaha waxay astaan u yihiin naagnimada xaalkooda marka riyo lagu karko wuxuu tilmaamayaa xaalka gabadha.
Haddii naasaha caano ay leeyihiin ama ay qaawan yihiin waxay tilmaamayaan guur iyo dhalmo, marka haddii naaska la jaray oo la gooyay waa dhibaato, naag naas ka maqan yahay waa naag naagnimada ay ka maqan tahay.