Waxan Ku riyoday furayaal cusub oo badan iyo afduub iyo sarif lacag
Riyada:
Asc gudoomiye- riyo waxan jogey gurigayga kadib waxan arkay Niman Yugandhes afduubtay walalkay kadib wan daba galay kadib waxay galeen dabaq ana bananka ayan la dagayana Niman kale o Wardiyo ah oo hubesan kadib nin ka mida kuwa wax afduubtay aya isiyay lacag dolar ah ana wan Ku tuuray lacagti waxan arkay nin guriga ka so Dagay oo aan wax ka iibsaday mana garanayo waxan Ku iri maxad u tageraysa nimankan wuu I Cudurdartay waxa ayan ka iibsaday sarifkii waxaa ii raacsan furyaan cusub oo isku eg oo badan jeebka.
