Waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto
Su’aasha:
Asc “waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto oo ilmenayo xanun darana haayo”
mexe tahay fasiraadeda
Waxan ku riyoday aabahey oo xanunsanayo cirbad falebana gacanta ugu jirto
Jawaabta:
Haddii aabbahaaga uu dhintay riyada waxaa lagu fasiraa inuu duco kaaga baahan yahay oo uu dhib ku jiro hadduu nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa in kaalmo uu u baahan yahay oo uu rafaadsan yahay.