Site icon Daruur درور

Waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay anaga oo faraxsan marka maxay noqon karta fasiirkeeda.

Waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay
Waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay

Jawaabta:

Waxaad heli doontaa arrin aad sugaysay oo dan weyn kugu jirto, waa riyo fiican ama waxaa ksuoo gaaraya hadal aad ku farxi doonto oo bishaaro wata.

Exit mobile version