Site icon Daruur درور

Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Su’aasha:

waxaan riyo ku arkey aabaheey oo dhimanaya lkn hadda wuu nool yahay riyadaasi mexey tahay.

Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya
Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Jawaabta:

Dhimashada aabbaha riyada dhexdeeda, riayadaas waxay tusinaysaa nolol adag ama duruufo inay kusoo mari doonaan kuwaas oo dhib aad kala kumi doonto, aabbaha inta badan wuxuu tilmaamaa xaalkaaga, waana midka garabkaaga taagan oo ka fikiro biilkaaga iyo noloshaada guud ahaan.
Marka riyada aabbaha geeridiisa waa is baddala kusoo oscdo noloshaada.

Faafaahin dheeraad oo riyo kale la xririirta geerida aabbaha halkan ayaad ka akhrisan kartaa.

Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Exit mobile version