Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo

Su’aasha:

waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo wada faraxsanahay iyadane dhoola cadeyneyso maxaa lagu fasirikaraa riyadaasi

Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo
Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo

Jawaabta:

Waa khayr badan inshaa Allaah xaaladda ayeeyadaada way fiican tahay, meel fiican ayay joogtaa, adigana inshaa Allaah wax ku frxiyo ayaad helaysaa.

Riyada ayeeyada dhimatay waxay tilmaamaysaa sidoo kale nasiibka fiican aad leedahay marka inshaa Allaah waa khayr badan.

Exit mobile version