Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Nov 16, 2021 488 0 Su’aasha: waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo wada faraxsanahay iyadane dhoola cadeyneyso maxaa lagu fasirikaraa riyadaasi Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo Jawaabta: Waa khayr badan inshaa Allaah xaaladda ayeeyadaada way fiican tahay, meel fiican ayay joogtaa, adigana inshaa Allaah wax ku frxiyo ayaad helaysaa. Riyada ayeeyada dhimatay waxay tilmaamaysaa sidoo kale nasiibka fiican aad leedahay marka inshaa Allaah waa khayr badan. Riyada AyeeyadaRiyada Qofka Dhintay 0 488 Share