Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka

Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka

Su’aasha:

Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina aniga iyo caruurtayda bees baa meel dagan ninkina waan kala tagnay habeenki salatul laylka ayan tukada intaan seexan waxaan ku duceystaa in Allah na xifdiyo balayada barbar naga mariyo habeen ban ku riyooday duqa gobolka aan joogo oo na waardiyaynaya wuu iska kay qarinayay markii danbe ku kacay wuu cararay dabaqa kore bu iga soo eegayay nn aan garanayn oo daris ila ah baa i ornaya ninkan habeen walba buu idn waardiyeeya bal ii fasira jszakalah khryr.

Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka
Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka

Jawaabta:

Riyada waa khayr iyo bishaaro waxaad ka badbaadaysaa wixii dhar ah lagula maagan yahay, waxaad helaysaa qof garabkaaga istaagaya oo dadka kaa difaacaya, marka riyada waa riyo wanaagsan.

Waliba waxaa laga yaabaa inuu yahay nin aad guursan doonto oo si fiican kuu daryeelaya.

Anoo Lacag Badanoo Dollar Ah Jeebka Ku Wata Dadna Caawinaya

The dream is good and good news, you will be saved from what you wear, you will find someone who will stand by your side and protect people from you, so the dream is a good dream. He may even be the man you will marry and take good care of you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More