Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahay oo asagana i jecel
Su’aasha:
Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahy oo asagana i jecel lakin wax xariir ah nagama dhaxeeyaan oo gurigeena imaady lkn aanan la hadlin oo gabar iga yar ee leedahay wan kugu so wacaa markaa buu leeyahy maya ee iska daa sidaasna ku tagay pal ii fasira riyadaaz.
Jawaabta:
Riyada waxaa laga fahmayaa wiilkaas iyo adiga inaad kala fogaan doontaan oo aydan calaf isku yeelanaynin, jacaylka aad ka dareemaysana inuu dhamaanayo.