Waxaan ku riyooday qolkeyga oo mas kasoo baxayo iyo qof jirkiisa mas ku jiro

Su’aasha:

Asc wll waan idin salamay salaan kadib Waxaan rabaa in li fisro riyadaan Waxaan ku riyooday qolkeyga joodarigeyga oo walalkeyga iga ween oo mas kaso bixii waxayna ehed habeen balaanka ayuuna ubaxshay wuxuuna ku dilay saxankii raashinka lagu cunaayi ?

Habenkii ka horesana waxan ku riyooday ani io dad kale o mel banan jogto oo quf korkisa mas ku jiro maskii laga soo jiidayo anah ad ban u cabsanaayi dadal kadib maskii wuu kusoo jiiday maski waala tuuray anoo igu soo orday
#maxay_noqonkartaa_riyo_yaashan asbucaan 3 haben mas an arkay
Fadlan hadaa aragtay farinteyda si dhaqsa ah igu so jawaab walal

Waxaan ku riyooday qolkeyga oo mas kasoo baxayo iyo qof jirkiisa mas ku jiro
Waxaan ku riyooday qolkeyga oo mas kasoo baxayo iyo qof jirkiisa mas ku jiro

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah inuu idinku dhex jiro oo iska dhigaya qof daacad ah oo fursad gaadaya, maxaayeelay maska aad buu isu qariyaa waana halis oo cadow ah, qofka dhib weyn u geysan kara, hadduu qof idin la joogo oo aad ka shakisay dhaqankiisa iska jir, riyada maska waa cadow qarsoon, siiba marka ay kugu soo noqnoqoto waa riyo dhab ah, waliba qofkaas cadowga ah adiga ayuu ku rabaa, iska ilaali.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More