Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo

Su’aasha:

Waxan ku riyoday qof caan ah laba mar hal haben qofkan wuxu guur saday gabar aan aqano wan layabay hadane islamarkii waxan arkay gabar kale oo aqan asago oo ladha hayo wuuu qaba wan layabay 2 marba . Thank you

Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo
Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar farxad leh oo la xiriira qof kuu dhow ama qof aad taqaano waa khayr inshaa Allaah.

Exit mobile version