Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo
Su’aasha:
Asc walal Waxan ku riyoday wiil aan Asxaab caadi nahay xirir nagama dhexeyo waxan ku riyoday isago ii guursaday Lkn jacayl uma qabo kadib maalmo Guriga aanla joogo aanka diday galmadi kadib fursad isii ayan ku dhahay wuu ii siyaay waxa ugu war dambaysay ano hooyaday lahadlaya oo dhahaya wanka cabsanaya ninka isaguna uu Guriga joogo aan diidayo Inu iso dhawaado maxa lays dhihi kara xata caadi ayan uu aqaan wiilka Asxaab iska nahay maxay tahay riyadas.
![Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Waxaan-ku-riyooday-nin-i-guursaday-aan-galmada-u-diidayo.jpg)