Waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa

Su’aasha:

Asc wll waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa ama girlfriendskiisa mar waan naxay marna waan farxay riyada dhexdeeda oo mida aan kanaxay ayaa aheed habaryartay foolxumadeeda mida aan ku farxayna waxay ahayd gabar aan jacayl lawadaago mahaysam oo waan dhaarsanaa ii soo fasir wl
😭

Waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa
Waxaan ku riyooday islaan habaryartay ah oo laygu dhahayo waa jacaylkiisa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa haddaad doob tahay in guur kuusoo dhow yahay gabadha aad guursan doonto way kuu dhow dahay qaraabo ahaan laakin ma aha gabar aad u qurux badan oo aad ku qancayso quruxdeeda kaliya waxaad u galaysaa dan.

Haddii aad xaasle tahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku faraxdo xagga ubadka iyo xaaskaaga.

Riyada habaryarta qaabkan aad u aragtay sidaas ayay tilmaamaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More