Waxaan ku riyooday hooyadey wiil yar silsilad dahab u xirtay
Su'aalaha
Su’aasha:
Asc waxan ku riyoday hoyadey oo silsilad dahaba u gaday wiil yar onan garanen marki weyna u xirtay islamarkina weygoday silsiladi
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay hanti heli doonto oo ay dad badan u kaalmayn doonto, silsilada dahabka ay u xirayso cunuga yar waa hanti ay hooyadada heli doonto, laakin waxaa riyada ku jirto hantidaas inay u baahan tahay in la ilaaliyo haddii kale si dhaqsi ayay ku dhamaanaysaa, haddii lagu bixiyo meelo aan loogu talagalin, guud ahaan riyada waa riyo fiican.