Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Su’aasha:

waxa aan ku riyoodey hooyadeey iyo aabaheey oo isfuraya hooyadeyna nin kale guursanaayo riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa.

Waxaan ku riyoodAy hooyadey iyo aabahey oo isfuraya
Waxaan ku riyoodAy hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Jawaabta:

Riyda furiinka labada waalid waxay tilmaamaysaa qofka inay kusoo socdaan dhibaatooyin fara badan oo murugo leh waxay noqon karaa dhibaatooyinkaas khilaaf iyo dagaal qoyska soo dhex gali doono ama dhib kale oo la mid ah arrimaas.

 

YouTube video player

Exit mobile version