Waxaan ku riyooday hawl aan doonayey qof aanan filayn ii qabtay

Su’aasha:

waxaan ku riyooday hawl aan doonayey iyadoo qof aan qofkaa ka rabay ahyn ii fuliyey ii fasira riyadaas.

Waxaan ku riyooday hawl aan doonayey qof aanan filayn ii qabtay
Waxaan ku riyooday hawl aan doonayey qof aanan filayn ii qabtay

Jawaabta:

Riyada waxaa lagu fasiraa arrimaha aad ku gudajirto inay kuu fududaanayaan, waxaad u helaysaa waxa aad raadinayso si lama filaan ah, marka riyada waa riyo aad u fiican oo bishaaro kuu xambaarsan, riyooyinka fiifiican oo fasirka toosan leh ayay ka mid tahay riyadan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More