Waxaan ku riyooday gurigayga oo dad ka buuxaan

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday iyada oo gurigayga daď badan oo caan bulshada ka ah, ka dhex buuxaan oo aan leeyhay toloow maxaan dadkan gurigayga isugu keenay, sidoo kale dadkaasi waxay ahaayeen kuwo wada faraxsan.

Waxaan ku riyooday gurigayga oo dad ka buuxaan
Waxaan ku riyooday gurigayga oo dad ka buuxaan

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamysaa wax wanaagsan inaad heli doonto oo meel badan laga ogaan doono oo farxad leh, waxaa laga yaabaa inay noqdaan waxyaabo bulshada soo jiita sida jago ama shaqo fiican ama lacag badan, marka waa riyo fiican, guud ahaan riyada dadka guriga imaanaya waxay tilmaamaysaa dhacdo weyn marka maadaama ay yihiin dadka kuu yimid dad caan ah waxaan ku fasiraynaa khayr iyo wanaag.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More