Waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi
Su’aasha:
Asc walaal waxaan ku riyooday dhiiga caadada iga yimi walaal ii fasira.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada la soo gudboonaanaya wuxuu noqon karaa guur haddaad tahay naag aan la qabin, haddii xaas aad tahayna waxaa lagu fasiri karaa dhiiga caadada uur, guud ahaan waa isbadal fiican.