Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman
Riyada:
Asc wall waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman libaxa aara wana ka dhuntay aaqir.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof awood leh inaad ka adkaan doonto waxaa laga yaabaa qofkaas inuu kugu yahay cadow, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa guul aad gaarayso maxaayeelay libaaxa wuxuu astaan u yahay awood iyo geesinimo mararka qaar wuxuu astaan u noqdaa cadaawad daran.
Haddaad tahay gabar wali aan guursanin riyada waxay tilmaami kartaa inaad guursan doonto qof awood leh oo geesi ah.
Guud ahaan riyada waa wax aad ka guulaysan doonto dhibna aan kaa soo gaaraynin marka ugu dambaysa.
The dream indicates that you will defeat a powerful person, perhaps that person is your enemy. The dream can also indicate that you will achieve success, because the lion is a symbol of power and courage, sometimes it can be a symbol of fierce hostility.
If you are a girl who is not yet married, the dream can indicate that you will marry a powerful and brave person.
In general, the dream is something that you will overcome and that you will not suffer in the end.
