Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Riyada:

Sc sheikh waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada  waan baxanay waan soo tukanayay  waxaan masaajidka hortiisa ku sii arkay macalimad meel aan ku takado ayaan hore u waayay waan sugay markaan tukaday soo noqday waan garan waayay class meeshu ahaa waayo  dabaqyo Ay ahyd jaranjaradi ayaan ku delay hablo ayaan arkay waan sii raacay waxaan soo noqday maclinkii oo soomali ku hadlaya kuna qoroya sabuuradi waan yabay goorma ayuu bartay soomali xabashu ayuu ahaa wax yar kadib waxa soo galay wiil aan wada dhigan jirnay jaamacada wuxu noqday macalin xiisad ayuu noo galayaa ardayda ku leh ma arakayno waxad ku qortat sabuurada wuu masaxayaa ana waxan keeyahay ala ma adaa qortay ba

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada
Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan inay kaa qasmayaan oo aad la yaabi doonto

Waxayna la xiriiraan mustaqbalkaaga xagga waxbarashada iyo xagga nolosha ama shaqada.

 

Riyada Macalinka halkan ka daawo

 

Dreams indicate that many things are confusing and you will be surprised

They are related to your future in terms of education and in terms of life or work.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More