Waxaan ku riyooday anigoo ley dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024

Su’aasha:

Asc wll waxaan Ku riyooday anigoo ley Dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024 ka dibna waan soo Kacy

Waxaan ku riyooday anigoo ley dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024
Waxaan ku riyooday anigoo ley dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal ama safar aad gali doonto sidoo kale cimri dheer iyo caafimaad inshaa Allaah, haka baqin waa cagsiga geerida, nolol wanaagsan ayaad heli doontaa oo ka duwan midda hadda aad ku sugan tahay, ama waxaad aadi doontaa dal kale oo aad ka heli doonto mustaqbal ka fiican xaaladda hadda aad ku sugan tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More