Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta ayaan waxaan arkay walaashay

kala hooyo aanu nahay waan ka dhuuntay hadan mid kale ayaan arkay waan salaamay waxay igu tidhi waxaynu leenahay shir ee u wada yeedh hablaheeni

anagoo dhan ayaa soo wada fadhiisanay mid ayaa naga dhinayd anoo u yeedhaya waxaan dhexda ku arkay inan yar oo cabsanaysa

maxaa ku helay alaab ayaa iga luntay igu tidhi walashay ayaa waydiisay maxa ku helay duraaxda sariirta la saaro ayaa iga luntay ayay ku yidhi

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta
Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad aad ku muujin doonto wax aad u baahan doonto

Waxaadna u sheegaysaa dad adiga aad kuugu dhow

Waxaas aad raadinayso ayaad la wadaagaysaa inay kula raadiyaan

Riyada waxa kaa lumayo halkan ka daawo

 

Dreaming describes an occasion where you will show what you will need

And you tell people who are very close to you

You share what you are looking for to look for with you

Exit mobile version