Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki

Riyada:

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki ama tabaaraka ladii ee ka bilaabma  قل هو الرحمن

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki
Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo hanti aad ka helayso waalid ama dad masuul ah
Waana riyo aad u fiican.

Aaydaha suuratu almulki  oo ah

قُلْ هُوَ الرَّحْمَٰنُ آمَنَّا بِهِ وَعَلَيْهِ تَوَكَّلْنَا ۖ فَسَتَعْلَمُونَ مَنْ هُوَ فِي ضَلَالٍ مُّبِينٍ

قُلْ أَرَأَيْتُمْ إِنْ أَصْبَحَ مَاؤُكُمْ غَوْرًا فَمَن يَأْتِيكُم بِمَاءٍ مَّعِينٍ

Waxay tilmaamayaan iimaanka Alle iyo in isaga kaliya la talasaarto

iyo qofka ku sigan baadinimada iyo nimcada Alle uu dadka siiyay oo biyaha ay ugu muhiimsan yihiin.

 

Halkan ka daawo riyada akhriska quraanka

 

Dreaming describes prosperity and wealth from parents or responsible people
And it’s a pretty good dream.

The verses of Surah Almulki

قُلْ هُوَ الرَّحْمَٰنُ آمَنَّا بِهِ وَعَلَيْهِ تَوَكَّلْنَا ۖ فَسَتَعْلَمُونَ مَنْ هُوَ فِي ضَلَالٍ مُّبِينٍ

قُلْ أَرَأَيْتُمْ إِنْ أَصْبَحَ مَاؤُكُمْ غَوْرًا فَمَن يَأْتِيكُم بِمَاءٍ مَّعِينٍ

They describe the faith of Allah and that only Trust in Him

and the one who is in the error and the grace that Allah has bestowed upon mankind, whose water is most important

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More