Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah
Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah
Riyada:
Sheekh waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah mid ka mida ayaa ahaa dheeman cad waxaana ka helay dhulka
Isoo fasir sheekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wax qaali ah inaad heli doonto sidoo kale nolol aad u wanaagsan oo barwaaqo leh
The dream indicates that you will get something expensive as well as a very good and prosperous life
Halkan ka daawo riyada dhaymanka