Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay

Su’aasha:

Asc walalaha wll waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay nalagu dhahay mid kad doorataan daga oon dabaq sii fuulayno.

Waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay
Waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga meel jamacada oo qurxoon guryo nalaga siiyay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo ninkaaga in noloshiina is baddalayso oo aad farxad ballaaran la kulmi doontaan, riyada waa riyo wanaagsan oo khayr ah.

Waliba nolol heer sare ayaad heli doontaan sida riyada laga fahmayo, Ilaahay ha idin barakeeyo.

Exit mobile version