Waxaan ku riyoodaa anoo bad ku dhow ama ag joogo Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Oct 3, 2021 472 0 Su’aasha: Waxaan ku riyoodaa anoo bad ku dhow ama ag joogo ama aan ku dhex jiro biyaha badda hadana aan ka cabsanaayo maxay tahay fasirka riyadaas. Waxaan ku riyoodaa anoo bad ku dhow ama ag joogo Jawaabta: Riyada badda hadday degan tahay waxay tilmaamaysaa hanti badan iyo awood iyo xasillooni buuxda, marka ay kacsan tahay waxay tilmaamaysaa dhib iyo rafaad, guud ahaan riyada inshaa Allaah wa khayr. Riyada Badda 0 472 Share