Marar badan waxaan ku riyooday anigo jaranjaro ka si dhacaayo oo rafaadaayo lkn ugu danbeyn wan ka dagaaa mase wa ley dajina mararka qaarna wan ka kacaa hurdada anigo neeftuurayo
Mararka qaarna waxan ku riyoodaa anigo jaranjaro ka dagan karin waxa i dajinaayo qof.
Jawaabta
Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kugu adag oo aan kuu suurtaglin inaad qabato, haddii jaranjarada aad si sahlan ku fuusho si salanna kaga soo degato waxay ka dhigan tahay inaad gaari doonto dantaada laakin hadday kugu adkaato waa astaan tilmaamaysa ciriiri ama dhibaato ku hor taagan.