ASC habeen walbo waxaan ku riyooda anigoo geel raacaya hal habeen hadan arkin wa qasab habenka labaad inaan arko.
Jawaabta:
Riyada marka ay aad u soo noqnoqonayso waxay tusinaysaa inay dhab tahay ayna dhacayso, taas waxayna ka mid tahay astaamaha lagu garto riyada inay xaq tahay.
Fasirka riyada raacidda geela waxay tilmaamaysaa inaad mas’uul sare noqon doonto waliba inaad qaban doonto xukun ama talo.