Waxaan ku raaxeystaa gabadha markey ooyeyso oo anna dil iyo dharbaxsho isugu daraayo kwrn
Su'aalaha
Su’aasha:
Ani waxaa ka helaa gabadha aan u galmoonaayo in aan tuso raganimadeyda oo xanuunjiyo waliba markey ooyso aan dharbaaxo ugu sii daro ayay raaxada ila macaanaataa sideydoo kale majiraan wiilal ah mise ani leevisku arkay.
Jawaabta:
Xaaladda ku haysata waxaa la dhahaa Sexual masochism ama Masochistic personality disorder ama Sadomasochism waa cudur nafsi ah ninka ama naagta ay ku raaxaystaan in qofka ay la raaxaysanayaan ay ciqaab marsiiyaan ama dullaystaan ama caayaan, kacsi ayay sidaas ku dareemaan.
Laakin qofka muslinka taas ma sameeyo, waayo ninka muslinka naag uma galmoodo inuu qabo mooyee ama ay milkulyamiin tahay, marka galmada xaaska waxay ku dhisan tahay naxariis iyo jacayl iyo hadal macaan ee kuma dhisna ciqaab iyo xumayn oo la xumeynayo naagta ama ninka.
Marka cudur ayaa ku haya iska daaweey, waxaana laga yaabaa inuu kaaga yimid filimada sexga ama sheekooyinkooda.
Waxaad ku daaweysaa inaad fikirkaaga galmada baddasho oo aad xaqiiqa raaxada ogaato, teeda kale iska ilaali inaad naag u galmooto adoon qabin.