Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba

Su’aasha:

Su’aal ayaan qabaa markaste waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba.

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba
Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba

Jawaabta:

Naagta inay kacsi dareento waa wax ku abuuran jirkeeda, gabdhaha heerer kala duwan ayay ka taagan yihiin dareenka kacsiga, adiga saad sheegtay markaad nin aragto kacsi ayaad dareemaysaa, marka kacsigaaga ayaa badan, arrinkaas waxaa lagaa rabaa inaad la dagaallanto, haddii kale dhib ayuu kuu keenayaa kacsiga badan, waxaadna ku yarayn kartaa siyaabo badan webka Daruur ayaan kaga hadalnay cuntooyinka iyo dhaqamada lagu yareeyo kacsiga badan.

Meesha Search ka raadi webka dhexdiisa.  https://daruur.com//?s

Xalka ugu fiican waa guur, haddana waxaa laga yaabaa duruufaha inaysan kuu saamxin guur hadda, marka iska yareey kacsiga.

Waxaadna ku yareyn kartaa inaad yareyso cuntada, sidoo kale ka fogow inaad daawato muuqaalo ku kicinaya, iyo inaad la sheekaysato raga.

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

For a woman to feel erectile dysfunction is something created in her body, girls at different levels are standing up for the feeling of arousal, as you said when you see a man you feel erectile dysfunction, when your erection is high, you are required to fight that issue, otherwise it causes you a lot of problems, and you can reduce it in many ways on the web Cloud we talked about foods and cultures to reduce erectile dysfunction.

Search place search in the web. https://daruur.com//?s

The best solution is marriage, yet the circumstances may not affect you in marriage now, when you are less arousal.

And you can reduce your diet, also avoid watching scenes that incite you, and talking to men.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More