Waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid
Su’aasha:
Asc , waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid xaafad kasoo guuray agtiisa waana salaamay, asagana madegana xaafadda , maxay noqoney ?
Jawaabta:
Riyada adeerka guud ahaan way fiican tahay, waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto garab iyo qof ku caawiya oo aad kala tashato wixii dhib ah ku haysta, adeerka wuxuu taagan yahay booska aabaha uu taagan yahay, marka riyada waa riyo fiican.