Site icon Daruur درور

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo

Su’aasha:

Asc waxaan ahay xaas mudo 4 sano wax caruur ma dhalin darenkeyga aad ayuu uliitaa oo galmada waxba kuma dareemo mana siigeyso wax xun neh ma fiirsado sideen dareenkeyga ku xoojiyaa oo aan unoqdaa qof xaga gogosha u nugul.

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo
Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo

Jawaabta:

Dhalmada waa wax qoran laakin waxaa loo baahan yahay in lagu dadaalo sidii uur lagu qaadi lahaa marka la guursado,  dhalma la’aanta ninka iyo naagtaba sabab ayay u noqon karaan, kaliya naagta ma aha, dareenka kacsiga shardi ma aha inuu keeno uurqaadid laakin wuxuu astaan u yahay naagta dareenka badan inay dhalmada u nugushay.

Marka waxaad ku xoojin kartaa dareenka galmada isfahanka idinka dhexeeya ninkaaga iyo adiga, sidoo kale inaad cunto cuntooyinka dareenka kiciya waxaa ka mid ah kalluunka iyo qudaarta sanjabiisha basbaaska saliid seytuun saliid macasaro qaraha iyo mooska, sidoo kale inaad isu diyaariso sheekada ninkaaga waxaas oo dhan waxay keeni karaan in dareenkaaga kordho, waxaa kaloo dhici karta hormoonka estrogen inuu jirkaaga ku yahay taasna waxaa astaan u ah qalaylka xubinta taranka xiliga galmada, hormoonkaas wuxuu kiciyaa dareenka sidoo kale uur qaadidda ayuu kaalin ka cayaaraa.

 

Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon

 

Childbirth is written but it is necessary to strive to get pregnant when married, infertility both men and women can be a reason, not only is it for the woman, the feeling of arousal is not a condition that causes a pregnancy but it is a sign of the woman who feels more inclined to the birth.

When you can strengthen the sexual feelings of the relationship between your husband and you, as well as eat foods that arouse emotions include fish and vegetables pepper peppermint oil seytun oil peanut oil and moss, as well as preparing yourself for the story of your husband all these can cause your feelings to increase, it can also happen that the hormone estrogen is in your body and this is a sign of the dryness of the genitals during sex, That hormone stimulates emotions and also plays a role in getting pregnant.

 

Exit mobile version