Site icon Daruur درور

Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa

Su’aasha:

Asc walaalahyga aan jeclahay waad ku mahadsantihin saad noo garabtagan tihiin talo iyo tusaaleba wxan raba inaan su,aal idin waydiiyo?

Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay
Gabigaygiba waxaan noqday qolfoof ama laf caadiya jidhkaygi uu is cunay xabad baruura malaha wada lafo ayaan noqday Gabigaygiba wlhi waan ka Qoomameeya imika waxan is dhaha maxad wxan u baratay bal yaa wakhtiga uun dib u celiya aad iska dayside.
Runti niyad jab iyo Qalbi jab baan la noolahay xata dadka ma dhec gali karo iskadaa inaan dadka dhex gale garan gacmo gaaba ma xidho markastoon baxayo shaadh baan xidha kulayl iyo qabawba wlhi xiligan aan qoraalka idiin soo Qorayo waan ilmaynaya
Imika 5 bilood ma seegaysan alx
Lakin jidhkaygi masoo kabsanayo xata wx wlpa waan cunay wxaa ii dheer intaas gooryanka dadka nafaqada la cuna caloosha igaga jira anoo yar ba laygu sheegay mudo 5 sanno ku dhaw dhakhtar ma aadin
Oo Dhakhtarna ma aadi karo woxoga xga kharashka ah
Marka wxan raba inad ila talisaan walaal ood cunto ama wax naftayda soo celinaya aad ii sheegtan waad mahadsantihiin.

Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa
Waxaan ahay nin 21 jira 14 jirkaygi baan siigada bilaabay sideen uga soo kabsadaa

Jawaabta:

Kusoo dhowoow webka daruur kuna share gareey baraha bulshada,  marka hore wax fiican baad samaysay markaad joojisay siigada, marka labaad ku dadaal inaadan ku laabanin inshaa Allaah marka aad ka guulaysato farxaddaada way kuusoo laabanaysaa sidii hore ayaad ku noqonaysaa inta aadan siigada bilaabin.

Marka laga hadlo xagga nafaqada waxaad cuntaa cunto kaste nafaqo leh sida hilibka iyo caanaha iyo kaluunka kuna dadaal inaad cunto toonta iyo qudaarta sidoo kale nasashada badso ku dadaal cabitaanka fareeshka inaad cabto nooc walba ha ahaado, haddii aad heli karto kaniiniga geedka ginseng  weydii farmashiyaha geedkaas awood ayuu jirkaaga siinayaa haddii soomaali aad joogto waxaan filayaa inaan laga helin asoo dabiici ah, laakin asoo kaniini ka samaysan waa la helaa, sidoo kale huradada badso iskana yareey fikirka badan, salaadda ku dadaal quraanka akhriso ka fogow wax kaste niyadda kaa qasaya, inshaa Allaah waad fiicnaanaysaa shaki kama taagna.

Daruur waxaad ka heli kartaa sida looga soo kabsado siigada iyo cuntooyinka nafaqada in badan ayaa laga qoray, ee ka raadi

Exit mobile version