Site icon Daruur درور

Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya

Waxyaalo aad heli karto oo ilkaha caddeeya oo dabiici ah.

Waxyaalo dabiici ah oo ku caddeyn karto ilkahaaga adoon tagin meelaha lagu caddeeyo waxaad keenaysaa dhuxul shiidan waxaad ku daraysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa qobka mooska kaddib waxaad keenaysaa liin dhanaan iyada iyo qobkeeda ayaad isku shiidaysaa dhammaan ayaad isku daraysaa ilaa uu ka noqdo sida macjuunka ilkaha lagu dhaqo kaddib maalin kasta ayaad ilkahaaga ku dhaqaysaa.

Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya
Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya

waa daawo dabiici ah oo ilkaha caddeynayso oo dhab ah dad badan ay tijaabiyeen.

Cusbo Dhuxul qobka muuska liin dhanaan iyo qbkeedka laysku shiiday waa wax dabiici ah oo aan dhib kuu keenaynin.

daawada ilkaha lagu caddeeyo oo ugu fiican ayaa lagu tiriyaan intaan aansoo sheegnay.

Exit mobile version